Posts

Showing posts from September, 2022

Google Adsense

Google AdSense waa qayb ka mid ah madal xayaysiisyada Google. Waxaa la aasaasay 2003 si loogu daro qalabka xayeysiiska ee Google Adwords (hadda Google Ads. Waa qayb aad u muhiim ah oo ka mid ah nidaamka deegaanka ee Google Ads sidoo kale: Google wuxuu kasbaday balaayiin doolar sanad kasta xayeysiisyada. AdSense waxa ay u gudbisaa xayaysiisyada lagu sameeyay nidaamka xayaysiinta ee shabakada Google- AdSense waa mid ka mid ah siyaabaha aadka loo isticmaalo ee lacag looga sameeyo blogyada....

Sabiibta

 FAA'IDADA MIDHAHA SABIIBTA. :::::::::::;:;;;::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: 1. Sabiibtu Waxay u Fiicantahay  Dadka Ay Aad Hoos Ugu Dhacaan Unugyadooda Dhiigga Cas, Oo Ah Xaaladda Afka Qalaad Lagu Yidhaahdo Anemia (Aneemiya) 2. Sabiibtu Waxay  Jidhka Siisaa Tamar Dabiici Ah Oo Ka Caawin Karta In Uu U Adkaysto Dhibta Iyo Daalka Hawl Maalmeedka. 3. Sabiibtu Waxay Dawo u tahay Suuska Oo Ah Cudur Dunida Oo Dhan Fara Baas Ku Haya. 4. Sabiibtu Waxay Xoojisaa Wadnaha ,Waxa  yna Kor U Qaaddaa Caafimaadkiisa. 5-Sabiibtu  waxay xoojisaa caloosha iyo beerka, waxay daweeysaa hunguriga iyo xabadka iyo kilyaha iyo sambabka iyo kaadihayska, inta biya lagu karkariyo oo lagu daro wax yar sokor ah ayaa loo adeegsadaa qufaca in lagu dejiyo.

Saliga nabiga scw

 Faaidada Saliga Nabiga صلي الله عليه Ùˆ سلم maalinkaan waa maalinka lais faraayo in la badiyo saliga Rasuulka  ( SCW) saligana waxaad garanaysaan hadii aad loo badiyo  faaidooyinkiisa kale marka laag reebo labo faaido oo ugu weyn  Ø§Ø¨ÙŠ Ø§Ø¨Ù† كعب  Ø±Ø¶ÙŠ Ø§Ù„Ù„Ù‡ عنه وارضي  Ducuu lahaa saacado uu duceysto ayuu lahaa uu gooni u ah oo ka baxsan cibaadadiisa   wuxuu jecleystay in 3 meel marka saacadihiisa khaaska ah loo qeybiyo uu qeyb kamid ah uu siiyo Rasuulka صلي الله عليه وسلم  in uu u duceeyo inuu saliga Rasuulka Akhriyo Ducada Rasuulka waa naxariis iyo Nabad galyo un baa loo baryaa in uu ilaahay siiyo markaa wuu u sheegaayaa Rasuuku la share gareynaayaa oo uu leeyahay kawaran hadaan 3 meelood meel hadii aan kadhigo  ducadayda waqtiga khaaska ii ah hadaan 3 meel meel hadii aan kusiiyo kawaran Rasuul Allow wuxuu leeyahay waa shay fiican lkn inaad  kasii badisid  ayaa kasii wanagsan wuxuu yiri طيب  hadii aan bar kadhigo kawaran oo bar had...

Liinta

Faaidada liin dhananta Liinta waxay ka mid tahay qudaarta u wanagsan cafimadka qofka  Hadii aan soo koobno qaarka mida faaidoyinka ay cafimadka uledahay waxa ka mida 1-waxay xoojisaa difaaca jirka 2- waxay sare uqaadaa shaqada dheefshiidka: waxa ku jirta maado "CITRIC ACID" oo ka qebqadato dheefshidka 3-waxay nadifisa beerka,kilyaha, iyo dhiigga 4-waxa lo isticmala miisaan dhimis: hadii subax walbo aad cabto hal galas oo liin dhanan  5-waxay ka hortagtaa Af urka 6-waxay u fiicantahay maqaarka jirka iyo finanka wajiga Mahadsanidiin

Lawska

Faaiidada caafimaad ee Lowska  Lowska waa Mirada ugu faaidada badan xaga caafimaadka maxaa yeelay wuxuu La dagaalamaa Cuduro badan ee ka mid yihiin macaanka ama (diabetes) cudurada wadnaha sida (heart failure ) iyo hypertension.  Lowska waxaa ku badan waxyaabo jirka siinaya  Isku dheelitir iyo nafaqo  Proteins 49%  Fats      75% Potassium  20%   Carbohydrates    5%  Lowsku waxaa uu ka kooban yahey inta badan  Fats ama dufan badan sidaa darteed lowsku waxaa uu siiyaa qofka tamar ku filan in mudo ah  Quburada qaar waxay tilmaamaan in maalintii uu  Qofka qaadan Karo  60g ilaa 80g ee lowska ah Lowska waxa uu door muhiim kacayaara xusuusta  Iyo fir fircoonida maskaxda qofka 

Timirta iyo caanaha

Faaidada isku cunista timirta iyo caanaha: Cilmibaadhiso kala duwan ayaa daahfuray in midhaha timirta ay ku jiraan xaddi aad u badan oo ah Faytamiinno, macdanno iyo sonkoro uu jidhku si joogto ah ugu baahan yahay maalin kasta. Marka uu qofku sooman yahay ama uu ku jiro cunto yarayntana waxa ay jidhka si degdeg ah ugu keenaan faa’iidooyinka aynu soo tirinnay ee uu ka heli lahaa cuntooyinka kala duwan ee uu joojiyey ama yareeyey. Timirtu waxa ay ka mid tahay cuntooyinka sida aad u dhaqsaha badan u shiidma, sidaa awgeed faa’iidooyinkeeda iyo raadkeedu ay saacado yar gudahood la falgalaan dhiigga, waxa aanay fududeeyaan shaqada dheefshiidka iyo weliba in uu cuntada si aad u fiican u shiido. Timirta waxaa ku jira khabiirro (Yeast) dabiici ah oo wax weyn ka tara nidaaminta shaqada caloosha gudaheeda ka jirta, isla markaana yaraysa dibbirada mararka qaarkood cuntada kaddib la isku arko. Haddaba marka timirta o faa’iidooyinkaas leh loo geeyo caanaha oo isku hal waqti la cuno, waxa sii kordhays...

Heylka

Faa’idooyinka Caafimaad Ee Haylka Iyo Cudurada Uu Jirka Ka Caabbiyo Haylku waa xawaash caraf badan oo cuntada lagu darsado waxuuna uu yeelaa dhadhan fiican iyo udgoon, waana geed daaweed caafimaad badan. Wadanka ugu badan ee haylka soo saara waa Guatemala. Haylku waa xawaashka saddexaad ee dunida u qaalisan marka laga soo tago Saffron iyo Vanilla-da.  Maqaalkan waxaan ku soo aruurinay faa’iidooyinka caafimaad ee laga helo haylka waxayna kala yihiin: 1. Caafimaadka afka: Haylku wuxuu la dagaallamaa bakteeriyada waxyeellada badan ee keenta suuska ilkaha ee loo yaqaanno “Streptococcus mutans”. Haylku wuxuu dilaa bakteeriyada keenta huurada wuxuuna carfiyaa afka. Calali dhowr mir oo hayl ah si aad uga takhalusto urta aan fiicnayn ee afka.  2. Caafimaadka Caloosha: Haylku waxa uu kordhiyaa dheecaanka bayl, kaas oo hagaajiya caafimaadka dheefshiidka, islamarkaana ka hortagta laab jeexa iyo nabarrada caloosha, waxaa lagula tacaalaa lalabada iyo matagga, wuxuu yareeyaa hawada caloosha...

Toonta

 Malabka iyo toonta oo la isku haayo in mudda ah waa hub culus oo u fiican jidhka. Malabka iyo toonta waxey dillaan caabbuqa ku dhaca jidhka sidoo kale waxey nadifiyaan xubnaha jidhka  waxeyna saraan sunta ku harta jidhka. Alaabtan waxay dawo u tahay xanuunadda dillaaga ah sida dhiig karka,subag xun ee jidhka ku Badta (cholesterol) iyo kaadi macaanka (diabetes mellitus). Malabka iyo toonta waxey kor u qaddaan difaaca jidhka waxayna ka hortagtaan xanuunadda faafa sida hargabka iwm ah. Malabka iyo Toonta waxaa la is isticmaleyay qarniyo baddan haddii aad joogteysid isticmaalka malabka iyo toonta, waxaa laga yabaa in aad ka badbaaddid cudduro baddan oo ay kamid yihiin kancerka oo wayahan faro addag ku haya ummaddeena. NB:✓Haddii aad allergy ku tahay malabka iyo toonta iska dhaaf oo ha isticmaalin  ✓Haddii uu laabjeex kugu keenayo Malabka iyo Toonta la cab caanno dhey ah oo qabboow si uu laabjeexa kaga yaraado. Dr Cadceed

Waa isla waxtarka laga helo malabka

 Malabka waa midka kaliya ee ugu macaan waxyaabaha uu alle ugu deeqay umadiisa in ku manaafacaadsadaan , sidoo kalena laga yaabo in aanad ka warqabin in uu leeyahay faa’idooyin badan oo dhinaca caafimaadka ah . Malabka marka koowaad laga bilaabo isbadalka maqaarka saameyn weyn ayuu ku leeyahay, caawinta in uu miisaan dhimis kuu sameeyo ,waxyaabaha fiican ee ku saabsan malabka waa in loo isticmaalo daweyn dibiici ah, Alle subxaanahu watacaalaa wuu u kaamil yeelay adoomihiisa wax kasta oo ay u baahan yihiin qur’aanka kariimka ayeyna ku cadahay malabka iyo faaidooyinkiisa .   Aniga oo huba in ay farabadan yihiin malabka iyo manfaciisa ayaan jecleystay in aan boggaga caafimaadka aan idinkaga soo tarjumo waxyaabo kooban oo ku saabsan malabka isla markaana la tijaabiyay .

Malabka

 Faa’idooyinka caafimaad ee cunista malabka:  Malabku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka dabiiciga ah ee ugu faa’idada badan caafimaadka qofka, sababtuna waa xaddiga aadka u badan ee faytamiinnada, macdanaha kala duwan iyo asiidhada Amino ah ee ku jira malabka iyo sida oo kale maaddooyinka awoodda badan ee liddiga ku ah bakteeriyada, dulinka iyo mariidka. Waxa ay dhakhaatiirtu sheegeen in malabka ay ku yar yihiin Kalooriska isla markaana aanu wax dufan ah lahayn, sidaa awgeed waxa ay ku taliyeen in qofku uu caadaysto in maalin kasta uu cuno malqacad malab ah.  Qormadan oo aynu ka soo xiganay shabakadda Alcarabiya waxa ay soo bandhigaysaa qaar ka mid ah faa’idooyinka caafimaad ee ay dhakhaatiirtu sheegeen in laga dheefo malabka oo joogto loo cuno.  Ridista Miisaanka saayidka ah: Malabku waxa uu xoojiyaa awoodda dheefsashada cunto ee jidhka iyo gubashada dufanka, sidaa awgeed malabku waxa uu si aad ah u ridaa miisaanka saayidka ah. 

Ku sali nabiga walal