Liinta

Faaidada liin dhananta


Liinta waxay ka mid tahay qudaarta u wanagsan cafimadka qofka 

Hadii aan soo koobno qaarka mida faaidoyinka ay cafimadka uledahay waxa ka mida


1-waxay xoojisaa difaaca jirka

2- waxay sare uqaadaa shaqada dheefshiidka: waxa ku jirta maado "CITRIC ACID" oo ka qebqadato dheefshidka

3-waxay nadifisa beerka,kilyaha, iyo dhiigga

4-waxa lo isticmala miisaan dhimis: hadii subax walbo aad cabto hal galas oo liin dhanan 

5-waxay ka hortagtaa Af urka

6-waxay u fiicantahay maqaarka jirka iyo finanka wajiga


Mahadsanidiin

Comments