Saliga nabiga scw
Faaidada Saliga Nabiga صلي الله عليه و سلم
maalinkaan waa maalinka lais faraayo in la badiyo saliga Rasuulka ( SCW) saligana waxaad garanaysaan hadii aad loo badiyo faaidooyinkiisa kale marka laag reebo labo faaido oo ugu weyn
ابي ابن كعب رضي الله عنه وارضي Ducuu lahaa saacado uu duceysto ayuu lahaa uu gooni u ah oo ka baxsan cibaadadiisa
wuxuu jecleystay in 3 meel marka saacadihiisa khaaska ah loo qeybiyo uu qeyb kamid ah uu siiyo Rasuulka صلي الله عليه وسلم in uu u duceeyo inuu saliga Rasuulka Akhriyo Ducada Rasuulka waa naxariis iyo Nabad galyo un baa loo baryaa in uu ilaahay siiyo markaa wuu u sheegaayaa Rasuuku la share gareynaayaa oo uu leeyahay kawaran hadaan 3 meelood meel hadii aan kadhigo ducadayda waqtiga khaaska ii ah hadaan 3 meel meel hadii aan kusiiyo kawaran Rasuul Allow wuxuu leeyahay waa shay fiican lkn inaad kasii badisid ayaa kasii wanagsan wuxuu yiri طيب hadii aan bar kadhigo kawaran oo bar hadaal labo saac ilaahay baryayo hadaan saacad adiga kusiiyo aan saligaaga kayeelo sidee u aragtaa wuxuu yiri waa shay wanagsan lkn inaad kazii badisid baa kaga sii wanagsan wuu yaabay marka wuxuu yiri Hadaba saacadahaygiyoo dhan adigaan kusiiyay waxaan kubixinayaa Saki anigu waxbo weydiisan maayo markuusuu yiri idan hadii sidaas aad yeeshid wuxuu yiri labo shay baan kuu balan qaadayaa تكفي همك ويففرلك ذنبك
wuxuu yiri Hamigaagi iyo wixii ku heestay ku cusleynayey uurkaada ka guuxaayey aad ilaahay kadooneysey wixiyoo dhan waa kagaa kaafinaaya marka kalmadaas waa kalmad eyna u baahanahay idilkeen waxaa lagaa kaafinayaa Hamigaagii iyo waxa aad dooneysid ilaahoow waxaa isii ikaahoow waxaa iga reeb aad dhihi leheed uurkaada wixiii kujirayoo dhan waa lagaa kaafini waa luguu oofini Danbigaadana waala sii dhaafiayaa waa Bishaaro waaye ابي ابن كعب kali ah uma ahan inagoo dhan bey inoo tahay marka Eynu Badino Saliga Rasuulka صلي الله عليه و سلم
Comments
Post a Comment