Posts

Siirada nabiga CSW

 Nabigeena Muxammad NNKH wuxuu ku dhashay magaalada Maka Al-mukarama, sanad lagu magacaabo Caamul-fiil,     Bisha Rabiicul-awal, ama loo yaqaano (mowliid) 12-keeda, Habeen Isniin ah oo ay taariikhdu ahayd 571 miilaadi ,     Intii uu yaraa waxaa nuujiyay Hooyooyin badan waxaana kamid ahaa Xaliimatu Sacdiya, Oo iyada heysay Nebiga SCW ilaa uu ka gaaray 4 sano , ka dib waxay ugaysay Hooyadiisa Aamina ,     Hooyana waxay Heysay ilaa uu ka gaaro 6 sano, Dabadeed Hooyana wey dhimatay , kadibna waxaa kafaalo qaaday Awoowgiis C/mudalib ,     Awoowna Wuu dhintay isagoo Nebigu SCW jiro 8 sano , hadana waxaa ka faalo qaaday Adeerkiisa Abuu Daalib , Abuu Daalib wuu jeclaa Nebiga si fiican ayuuna u soo koriyay , Abuu Daalib ma uusan seexan jirin in dhinaciisa uu jiifo Nebiga SCW maahee, hadii uu meel aadayana wuu wadan jiray Nebiga SCW,    Nebiga Adeerkiisa Abuu-Daalib Wuxuu la joogay ilaa uu nin wayn ka noqdo , balse nasiib ...

Google Adsense

Google AdSense waa qayb ka mid ah madal xayaysiisyada Google. Waxaa la aasaasay 2003 si loogu daro qalabka xayeysiiska ee Google Adwords (hadda Google Ads. Waa qayb aad u muhiim ah oo ka mid ah nidaamka deegaanka ee Google Ads sidoo kale: Google wuxuu kasbaday balaayiin doolar sanad kasta xayeysiisyada. AdSense waxa ay u gudbisaa xayaysiisyada lagu sameeyay nidaamka xayaysiinta ee shabakada Google- AdSense waa mid ka mid ah siyaabaha aadka loo isticmaalo ee lacag looga sameeyo blogyada....

Sabiibta

 FAA'IDADA MIDHAHA SABIIBTA. :::::::::::;:;;;::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: 1. Sabiibtu Waxay u Fiicantahay  Dadka Ay Aad Hoos Ugu Dhacaan Unugyadooda Dhiigga Cas, Oo Ah Xaaladda Afka Qalaad Lagu Yidhaahdo Anemia (Aneemiya) 2. Sabiibtu Waxay  Jidhka Siisaa Tamar Dabiici Ah Oo Ka Caawin Karta In Uu U Adkaysto Dhibta Iyo Daalka Hawl Maalmeedka. 3. Sabiibtu Waxay Dawo u tahay Suuska Oo Ah Cudur Dunida Oo Dhan Fara Baas Ku Haya. 4. Sabiibtu Waxay Xoojisaa Wadnaha ,Waxa  yna Kor U Qaaddaa Caafimaadkiisa. 5-Sabiibtu  waxay xoojisaa caloosha iyo beerka, waxay daweeysaa hunguriga iyo xabadka iyo kilyaha iyo sambabka iyo kaadihayska, inta biya lagu karkariyo oo lagu daro wax yar sokor ah ayaa loo adeegsadaa qufaca in lagu dejiyo.

Saliga nabiga scw

 Faaidada Saliga Nabiga صلي الله عليه و سلم maalinkaan waa maalinka lais faraayo in la badiyo saliga Rasuulka  ( SCW) saligana waxaad garanaysaan hadii aad loo badiyo  faaidooyinkiisa kale marka laag reebo labo faaido oo ugu weyn  ابي ابن كعب  رضي الله عنه وارضي  Ducuu lahaa saacado uu duceysto ayuu lahaa uu gooni u ah oo ka baxsan cibaadadiisa   wuxuu jecleystay in 3 meel marka saacadihiisa khaaska ah loo qeybiyo uu qeyb kamid ah uu siiyo Rasuulka صلي الله عليه وسلم  in uu u duceeyo inuu saliga Rasuulka Akhriyo Ducada Rasuulka waa naxariis iyo Nabad galyo un baa loo baryaa in uu ilaahay siiyo markaa wuu u sheegaayaa Rasuuku la share gareynaayaa oo uu leeyahay kawaran hadaan 3 meelood meel hadii aan kadhigo  ducadayda waqtiga khaaska ii ah hadaan 3 meel meel hadii aan kusiiyo kawaran Rasuul Allow wuxuu leeyahay waa shay fiican lkn inaad  kasii badisid  ayaa kasii wanagsan wuxuu yiri طيب  hadii aan bar kadhigo kawaran oo bar had...

Liinta

Faaidada liin dhananta Liinta waxay ka mid tahay qudaarta u wanagsan cafimadka qofka  Hadii aan soo koobno qaarka mida faaidoyinka ay cafimadka uledahay waxa ka mida 1-waxay xoojisaa difaaca jirka 2- waxay sare uqaadaa shaqada dheefshiidka: waxa ku jirta maado "CITRIC ACID" oo ka qebqadato dheefshidka 3-waxay nadifisa beerka,kilyaha, iyo dhiigga 4-waxa lo isticmala miisaan dhimis: hadii subax walbo aad cabto hal galas oo liin dhanan  5-waxay ka hortagtaa Af urka 6-waxay u fiicantahay maqaarka jirka iyo finanka wajiga Mahadsanidiin

Lawska

Faaiidada caafimaad ee Lowska  Lowska waa Mirada ugu faaidada badan xaga caafimaadka maxaa yeelay wuxuu La dagaalamaa Cuduro badan ee ka mid yihiin macaanka ama (diabetes) cudurada wadnaha sida (heart failure ) iyo hypertension.  Lowska waxaa ku badan waxyaabo jirka siinaya  Isku dheelitir iyo nafaqo  Proteins 49%  Fats      75% Potassium  20%   Carbohydrates    5%  Lowsku waxaa uu ka kooban yahey inta badan  Fats ama dufan badan sidaa darteed lowsku waxaa uu siiyaa qofka tamar ku filan in mudo ah  Quburada qaar waxay tilmaamaan in maalintii uu  Qofka qaadan Karo  60g ilaa 80g ee lowska ah Lowska waxa uu door muhiim kacayaara xusuusta  Iyo fir fircoonida maskaxda qofka 

Timirta iyo caanaha

Faaidada isku cunista timirta iyo caanaha: Cilmibaadhiso kala duwan ayaa daahfuray in midhaha timirta ay ku jiraan xaddi aad u badan oo ah Faytamiinno, macdanno iyo sonkoro uu jidhku si joogto ah ugu baahan yahay maalin kasta. Marka uu qofku sooman yahay ama uu ku jiro cunto yarayntana waxa ay jidhka si degdeg ah ugu keenaan faa’iidooyinka aynu soo tirinnay ee uu ka heli lahaa cuntooyinka kala duwan ee uu joojiyey ama yareeyey. Timirtu waxa ay ka mid tahay cuntooyinka sida aad u dhaqsaha badan u shiidma, sidaa awgeed faa’iidooyinkeeda iyo raadkeedu ay saacado yar gudahood la falgalaan dhiigga, waxa aanay fududeeyaan shaqada dheefshiidka iyo weliba in uu cuntada si aad u fiican u shiido. Timirta waxaa ku jira khabiirro (Yeast) dabiici ah oo wax weyn ka tara nidaaminta shaqada caloosha gudaheeda ka jirta, isla markaana yaraysa dibbirada mararka qaarkood cuntada kaddib la isku arko. Haddaba marka timirta o faa’iidooyinkaas leh loo geeyo caanaha oo isku hal waqti la cuno, waxa sii kordhays...