Lawska
Faaiidada caafimaad ee Lowska
Lowska waa Mirada ugu faaidada badan xaga caafimaadka maxaa yeelay wuxuu La dagaalamaa
Cuduro badan ee ka mid yihiin macaanka ama (diabetes) cudurada wadnaha sida (heart failure ) iyo hypertension.
Lowska waxaa ku badan waxyaabo jirka siinaya
Isku dheelitir iyo nafaqo
Proteins 49%
Fats 75%
Potassium 20%
Carbohydrates 5%
Lowsku waxaa uu ka kooban yahey inta badan
Fats ama dufan badan sidaa darteed lowsku waxaa uu siiyaa qofka tamar ku filan in mudo ah
Quburada qaar waxay tilmaamaan in maalintii uu
Qofka qaadan Karo 60g ilaa 80g ee lowska ah
Lowska waxa uu door muhiim kacayaara xusuusta
Iyo fir fircoonida maskaxda qofka
Comments
Post a Comment