Sabiibta
FAA'IDADA MIDHAHA SABIIBTA.
:::::::::::;:;;;:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
1. Sabiibtu Waxay u Fiicantahay Dadka Ay Aad Hoos Ugu Dhacaan Unugyadooda Dhiigga Cas, Oo Ah Xaaladda Afka Qalaad Lagu Yidhaahdo Anemia (Aneemiya)
2. Sabiibtu Waxay Jidhka Siisaa Tamar Dabiici Ah Oo Ka Caawin Karta In Uu U Adkaysto Dhibta Iyo Daalka Hawl Maalmeedka.
3. Sabiibtu Waxay Dawo u tahay Suuska Oo Ah Cudur Dunida Oo Dhan Fara Baas Ku Haya.
4. Sabiibtu Waxay Xoojisaa Wadnaha ,Waxa
yna Kor U Qaaddaa Caafimaadkiisa.
5-Sabiibtu waxay xoojisaa caloosha iyo beerka, waxay daweeysaa hunguriga iyo xabadka iyo kilyaha iyo sambabka iyo kaadihayska, inta biya lagu karkariyo oo lagu daro wax yar sokor ah ayaa loo adeegsadaa qufaca in lagu dejiyo.
Comments
Post a Comment