Saliga nabiga scw
Faaidada Saliga Nabiga صلي الله عليه و سلم maalinkaan waa maalinka lais faraayo in la badiyo saliga Rasuulka ( SCW) saligana waxaad garanaysaan hadii aad loo badiyo faaidooyinkiisa kale marka laag reebo labo faaido oo ugu weyn ابي ابن كعب رضي الله عنه وارضي Ducuu lahaa saacado uu duceysto ayuu lahaa uu gooni u ah oo ka baxsan cibaadadiisa wuxuu jecleystay in 3 meel marka saacadihiisa khaaska ah loo qeybiyo uu qeyb kamid ah uu siiyo Rasuulka صلي الله عليه وسلم in uu u duceeyo inuu saliga Rasuulka Akhriyo Ducada Rasuulka waa naxariis iyo Nabad galyo un baa loo baryaa in uu ilaahay siiyo markaa wuu u sheegaayaa Rasuuku la share gareynaayaa oo uu leeyahay kawaran hadaan 3 meelood meel hadii aan kadhigo ducadayda waqtiga khaaska ii ah hadaan 3 meel meel hadii aan kusiiyo kawaran Rasuul Allow wuxuu leeyahay waa shay fiican lkn inaad kasii badisid ayaa kasii wanagsan wuxuu yiri طيب hadii aan bar kadhigo kawaran oo bar had...
Comments
Post a Comment